(Daawo Sawirro) Midowga Musharaxiinta oo Shir xasaasi ah ku leh Magaalada Muqdisho

Golaha Midowga Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha ayaa waxaa haatan uu shir deg-deg ah uga socdaa hotelka Jaziira ee Magaalada Muqdisho. Shirka oo warbaahintu bannaan joog ka tahay ayaa ayaa waxaa looga hadlayaa xaaladihii ugu dambeeyay ee siyaasadda dalka, iyadoo si gaar ah looga arrinsanayo caqabadaha hortaaggan in ay dalka ka dhacdo doorasho heshiis … Continue reading (Daawo Sawirro) Midowga Musharaxiinta oo Shir xasaasi ah ku leh Magaalada Muqdisho